Asalaamu Caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu

Sharikadda Xawaalada ee Amaana waxay dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu bishaareynayaan in howleheedii Xawilaadda ay si buuxda uga bilaawday dhammaan magaalooyinka iyo wadamada ku kala baahsan adduunka.

Sharikaddan waxay kuu ballanqaadeysaa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay lacagtaada ku gaarsiiyaan halkii aad ugu talagashay.

Shaqaalaha Xawaalada Amaana waa shaqaale khibradd u leh howsha Xawaaladda muddana ku soo jiray xawaaladda lacagta iyo xiriirka dadweynaha (Customer Service).

Hadaba haddii aad rabto inaad lacag xawilato, ha moogaan inaad la xiriirto Xawaalada Amaana oo laga helo:

Main Office:
Said Ahmed Malin (Minneasota,USA) : Manager Cell: 001612-8493322
Office : Tel: 001612-8252992 Fax: 001612-8254386

Home    Agencies    About Us    Exchange Rates    Contact Us   
Copyright © 2005 Amaana Express